Imaaraadka oo ku eedeeyay Qadar falalka iyaga ka dhan ah ee Soomaaliya ka wado

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay Warbixintii dhawaan lagu qoray Wargeyska New Yourk Times ee lagu sheegay in dowlada Qadar ka dambeesay qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada ee Imaaraadka Anwar Gargash ayaa sheegay inaan indhaha laga qarsan karin warbixintii Jariirada New York Times ee ku shaacisay codka … Continue reading Imaaraadka oo ku eedeeyay Qadar falalka iyaga ka dhan ah ee Soomaaliya ka wado